Baydhabo oo si weyn looga ciiday-Sawirro
Madaxweynaha dowlad goboleedka koofur galbeed Soomaaliya mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka koofur galbeed Soomaaliya mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada Madaxda Qaranka oo Salaadda ciidul Adxa dadweyne badan kula tukaday Masjidka ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal kamid ah dadweynaha reer Muqdisho waxaa uu salaadda ciidul Adxa kula ...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha gudaha, guddiga fududeynta shirka maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe iyo mas'uuliyiin ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Hay`adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ayaa maanta soo saartay digniin ah in laga bilaabo maanta oo bisha Saptember ay tahay ...
Shaldhig Booliis oo ku yaala magaalada Mombasa ayaa lagu soo waramayaa in lagu qaaday weerar sababay dhimasho iyo dhaawac. Warka ...
Warar dheeri ah ayaa ka soo baxaya Dhulgariirkii ka dhacay shalay Dalka Tanzania, kaasi ay ku geeriyoodeen in ka badan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho