Wafdi uu hoggaamiyano Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo gaaray Cadaado
Wafdi uu hoggaamiyano Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ...
Wafdi uu hoggaamiyano Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ...
Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Hiiiraan, kan Beledweyne iyo qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka AMISOM ayaa gaaray deegaan 100 ...
Mogadishu, 26 November 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...
Wajiga 3aad ee doorashooyinka Aqalka Hoose ayaa maanta lagu wadaa inay ka bilaabato magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, kaasi ...
Maxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta safaro shaqo ugu amba baxay ...
Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed gaar ahaan Ciidanka Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay xalay Deegaan ka tirsan ...
Dhismaha Jaamacadda Galgaduud University ayaa laga bilaabay Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaana wada jir u dhisaya bulshada Caabudwaaq oo ...
Muqdisho 25-November 2016 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo boggaadin u diray Dowlad Gobolleedka ...
Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hir-Shabeelle ayaa guddi ka kooban 21 xubnood u saaray colaadda ka taagan duleedka Magaalada Baladweyne ee ...
Toddoba ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa lagu dilay,tiro intaa ka badanna waa lagu dhaawacay, dagaal xooggan oo ka dhacay degaannada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho