Booliiska oo gacanta ku dhigay askar dhaawacday dad shacab ah
Taliyaha ciidanka Booliiska gobolka Banaadir Kornel Bishaar Abshir Geedi oo la hadlay Wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in ...
Taliyaha ciidanka Booliiska gobolka Banaadir Kornel Bishaar Abshir Geedi oo la hadlay Wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in ...
Shirkadaha Dalalka Jabaan iyo Afrika ayaa magaalada Nayrobi ku kala saxiixday 73 heshiis Ganacsi, ujeedka heshiiskaasina waxa u yahay in ...
Wasiirka socdaalka, jinsiyadaha iyo arrimaha qaxootiga dowladda Canada Honourable John McCallum oo ay wehliyaan Wasiirka Seyniska Honourable Dr Kristy Duncan, ...
Ugu yeraan 45 ruux ayaa geeriyootay kadib markii qarax gaari loo adeegsaday uu ka dhacay xero ciidan oo ku taala ...
Hogaamiyeyaasha qaaradda Africa iyo Japan ayaa waxaa ay isla garteen ahmiyadda ay leedahay in si wadajir ah loola dagaalamo kooxaha ...
Afhayeenka wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya C/kaamil Macalin Shukri oo lahadlay warbaahinta qaranka, ayaa sheegay in howlgal ciidamada amaanka ay ka ...
Wabiga shabeele ayaa fatahaad ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha dhexe gaar ahaan deegaanka Bay-xaaw oo qiyaastii todobo KM ...
Taliyaha hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha dowlada Soomaaliya Maxamed Aadan Koofi ayaa Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegay in ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho