Doorashada Kuraasta Baarlamaanka ee G/Waqooyi oo markale dib uga bilaabatay Muqdisho
Doorashada Xubnaha Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya ayaa markale maanta dib uga bilaabatay Magaalada Muqdisho. Doorashada Golaha Shacabka ...
Doorashada Xubnaha Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya ayaa markale maanta dib uga bilaabatay Magaalada Muqdisho. Doorashada Golaha Shacabka ...
Kulankan sagootinta ah uu Mamaulka Gobalka Banaadir u sameeyay Gabdhaha kubada Koleyga ee Gobalka Banaadir kuwaas oo ka qeyb gali ...
Munaasabadan oo lagu soo dhaweynaye qaar kamid ah haweenka Soomaliyed ee katirsan Barlmaanka Cusub Soomaaliya ee Aqalka Sare iyo Aqalka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waraaqaaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dalka Yemen u fadhin doono ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ay weliyaan hoggaamiyeyaasha madasha watashiga Qaran, ayaa maanta kulan la qaatay xubno guddiyo ah oo qiimeyn ...
Kulanka looga hadlayey qorshaha Wasaaradda caafimaadka 2017 Ilaa 2021 ee shanta sanno ee socotaa ayaa waxaa ka qeyb galay ma'suuliyiin ...
Saraakiisha Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xaqiijiyay iney dileen Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab, markii ay howlgallo ka sameeyeen deegaanka Beexaani ...
Allaha u naxariistee waxaa Xalay Gurigiisa oo ku yaalla Xaafadda Axmed Dhagax ee Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Mujaajilliistihii weynaa ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho