Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho
WAR DUHUR 12-12-2016
Waxaa Saaka mar kale dib uga billowday Magaalada Muqdisho doorashooyinka Xildhibaannada Aqalka hoose u matalaya Gobollada waqooyi Baarlamanka cusub ee ...
Muqdisho- 12 December -2016-: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa cambaareeyey qaraxii argagixiso ee shalay ka dhacay ...
Waxaa Saaka Magaalada garoowe ee Caasimadda Puntland dib ugu billoowday doorashooyinka Aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya u matalaya maamulkaasi. Kursiga ...
Xildhibaanad Sahra Cumar Maalin ,ayaa kusoo baxday Kursigii ugu dambeeyay ee mudanayaasha Aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya u matalaya maamulka ...
Muqdisho 11 December 2016 - Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baaq ka soo saaray abaaraha ka ...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka Mudane Maxamed Cumar Carteh iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Maanta kaga tacsiyadeeyey Dowladda iyo Shacabka Turkiga Dadkii ku dhintay weerarkii ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed mar kale in ay u midoobbaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, waxa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho