Wafdi Ka socda Dowladda Federaalka, Jubbaland iyo K/Galbeed oo booqasho ku tagay Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab “SAWIRRO”
Wefdigaan waxaa qayb ka ahaa guddoomiyaha gudiga qaxootiga iyo barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed Axmed Saahir Nuur, Wasiirka arrimaha gudaha Jubbaland Maxamed ...
















