Doorashada aqalka hoose oo si habsami ah uga socota Baydhaba iyo Kismaayo
Doorashada xubnaha Aqalka hoose ee Baralamanka Soomaaliya u matalaya Dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Koofur-galbeed ayaa wali ka socota magaalooyinka Baydhaba ...
Doorashada xubnaha Aqalka hoose ee Baralamanka Soomaaliya u matalaya Dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Koofur-galbeed ayaa wali ka socota magaalooyinka Baydhaba ...
Afhayeenka Ciidamada AMISOM, Mr. Joe Kibet oo wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda SONNA ayaa sheegay in xaalad bani’aadanimo oo aad ...
Labada mushrarx ee Xisbiyada Dimoqaraadiga iyo kan Jamhuuriga Hillary Clinton iyo Donald Trump ee u tartamaya Madaxtinimada Mareykanka ayaa la ...
Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida qeybteeda 60-aad ayaa saakay xukun dil ah ku riday Askari ka tirsanaa ciidanka daraawiishta ee dowlad-goboleedka ...
Musharraxiinta u taagan madaxtinimada dalka Mareykanka Donald Trump iyo Hillary Clinton ayaa ku guda jira saacidii ugu dambeeyey ee ololahooda ...
Magaalooyinka Baydhaba iyo Kismaayo ayaa saakay waxaa ka soconaya diyaargarowga la xiriira doorashooyinka Aqalka Hoose ee Barlamaanka cusub ee Soomaaliya, ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Afhayeenka guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya Mudane Maxamed Keynaan oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in doorashada xubnaha golaha shacabka ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho