Maalinta dhir beerista qaranka oo Muqdisho lagu qabtay”SAWIRRO”
Munaasabadaan lagu daah furay todobaadka dhirbeerista Qaranka Soomaaliyeed oo maanta ay ku beegan tahay Maalintii Qaranku u asteeyay ee 17-ka ...
Munaasabadaan lagu daah furay todobaadka dhirbeerista Qaranka Soomaaliyeed oo maanta ay ku beegan tahay Maalintii Qaranku u asteeyay ee 17-ka ...
Tartan xifdinta Quraanka Kariimka oo ay soo qaban qaabisay Jimciyadda Al-Ishraaq ayaa waxaa ka qeyb galay araday Soomaaliyeed oo ka ...
Muqdisho, April 17, 2016….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa magaalada Istanbuul ee dalka ...
Horjooge ka tirsan Kooxda Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka Xoogga dalka ee Howlgalka ka wada bariga Galgaduud. Taliyaha Ciidanka ...
Munaasabada tartanka doorashada hogaanka Ardayda Jaamacadda Galgaduud ayaa lagu qabtay gudaha Jaamacada Galgaduud Universty ee degmada Caabudwaaq. Tartanka doorashada hogaanka ...
Dhul gariir ayaa ka dhacay lix gobol oo ka mid ah dalka Ecuador iyadoo ay socdaan howlo loogu gurmanayo dadka ...
Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in koox hubeysan ay 140 qof ku dileen dhanka galbeed ee dalkaasi, ugu yaraan 39 caruurana ...
Shirkii loogana hadlayay arriimaha dhaqaalaha caalamka ayaa lagu soo geba gebeyeey magalaada Washington ee dalka Mareykanka ayadoo laga soo saarey ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allah u ...
Guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya qaabka loo wajahayo doorashada sanadkan ka dhaceysa dalka. Guddoomiye ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho