Maamulka K/Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kusoo bandhigay Liiska Musharaxiinta maamulka K/galbeed u matalaya Aqalka sare ee ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...
Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane C/kariin Xuseen Guuleed iyo taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Xasan Xaamud, ayaa magaalada Cadaado ee ...
Maamulka Jubbaland ayaa soo saaray Liiska Musharaxiinta u matalaya Aqalka sare ee dalka. Halkan hoose ka akhriso magacyada liiska musharaxiinta ...
Dowladda Ruushka ayaa codka diidmada qayaxan ee loo yaqaan "Veto" ku diiday qaraarka Qaramada Midoobey ee lagu dalbanayo in la ...
Magaalada St. Cloud oo ka tirsan gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka waxaa ka dhacay banaanbax ay bulshooyinka halkaasi ku nool ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in qabanqaabada doorashada taariikhiga ah ee 2016 ay si habsami ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho