Baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle oo kulankooda ugu horeeya ku leh Jowhar
Baarlamaanka cusub ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta kulankooda ugu horeeya ku yeelanaya magaalada Jowhar, iyadoo kulankaasina uu shir guddoomin ...
Baarlamaanka cusub ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta kulankooda ugu horeeya ku yeelanaya magaalada Jowhar, iyadoo kulankaasina uu shir guddoomin ...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in ciddii tabasho ka qabta dhismaha dowlad goboleedka Hirshabeelle ay la xaajoon doonaan, si loo helo ...
Muqdisho, 9 October 2016 (VIlla Somalia) —- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay dhismaha baarlamaanka ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Waxaa magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha dhexe lagu soo gabo gabeeyay munaasabadda dhaarinta Xildhibaannada baarlamaanka Dowlad goboleedka Hirshabeelle, kaasi ...
Waxaa magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha dhexe lagu soo gabo gabeeyay munaasabadda dhaarinta Xildhibaannada baarlamaanka Dowlad goboleedka Hirshabeelle, kaasi ...
Muqdisho, 9 October 2016 (Villa Somalia)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku bogaadiyay dowlad goboleedyada Puntland, ...
Maamulka K/Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kusoo bandhigay Liiska Musharaxiinta maamulka K/galbeed u matalaya Aqalka sare ee ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho