Kooxo hubeysan oo dhaawac u geystay mudane ka tirsan baarlamaanka
Kooxo hubeysan ayaa dhaawacay mudane ka tirsan baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya oo lagu magacaabo Maxamed Cali Diheeye, iyadoo falkaasi ay ...
Kooxo hubeysan ayaa dhaawacay mudane ka tirsan baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya oo lagu magacaabo Maxamed Cali Diheeye, iyadoo falkaasi ay ...
Warsaxaafadeed ay soo saareen ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu sheegay in howlgallo ay si wada jir ...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar casha sharaf ugu sameeyay Wafdi ka socday dowladda Masar oo ...
Howlgalkaan ciidanka amniga ay ka sameyeen degmada Yaaqshiid ee gobolka banaadir waxaa looga gol lahaa xaqiijinta amniga caasimada. Intuu uu ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...
Munaasabad balaaran oo lagusoo bandhigayey guddi cusub oo ay yeelanayso Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Ingriiska ayaa lagu qabtay magaalada London. ...
Dowladda Nayjeriya ayaa sheegay iney qabatay hogaamiyaha kooxda mintidiinta ah ee Ansaaru oo xiriir la leh ururka Al Qaacidda. Afhayeenka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray madaxda iyo hawlwadeenada Wasaaradda Warfaafinta, munaasabadda sannadguuradii 5-aad ...
Cutubyo ka tirrsan ciidanka XDS iyo kuwa AMISON oo wata gaadiidka gaashaaman ee dagaalka ayaa u ruuqaansaday degmada Aadan Yabaal ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho