Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Wasiirka Amniga ayaa kormeeray qaybo ka mid ah xarumaha dowladda ...
Maleeshiyada Kooxda Al-shabab ayaa shalay galinkii dambe Ciisa Jemis Mwaisiga oo u dhashay Dalka Tanzania ku dishay goob faagare ah ...
Mogadishu, 02 April 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...
Siminaarkan kor looga qaadayey Aqoonta Haweenka Gobolka Baay ayaa qabashadiisa waxaa iska kaashadey Ururka isku xirka dhalinyarada Soomaaliyeed SOYDEN iyo ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...
Midowga Afrika ayaa sheegay in saddex bil ee soo socota uu sare u qaadayo tababbarka ciidanka Booliska, oo hadda ka ...
Diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn ee drones-ka militiga Mareykanka uu leeyahay ayaa maalintii khamiistii waxaa ay fulisay howlgal lagu dilay ...
Mashruucan biya dhaaminta ah ayuu maamulka gobolka shabeelaha hoose waxa uu ka billaabay tuulooyinka hoos yimaada degmada kadib markii todobaadyadii ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho