Taliska qaybta 60-aad Lixdamaad ayaa faah faahin ka bixiyay qasaaraha ka dhashay dagaal xalay ka dhacay deegaanka Goof-gaduud, iyagoo sheegay ...
Ra’iisul wasaaraha Britain David Cameron ayaa sheegay inuu maanta si rasmi ah u bannaynaya xifiiska looga arrimiyo dalkaasi. Mr; Cameron ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya,Mudane Maxamed Sh Cismaan "Jawaari" ayaa booqasho ku tegey Dalka K/Afrika ,waxaana Garoonka diyaaradaha magaalada Johannseburg kusoo dhaweeyay ...
Fiidnimadii caawa ayaa Qarax waxa uu ka dhacay nawaaxiga Saldhiga booliska degmada Waaberi ee gobolka Banaadir oo ku yaala wadada Maka Al-Mukarama. ...
Wasiirka wasaarada waxbarashada Soomaaliya Dr Cabdi qaadir Cabdi Xaashi ayaa maanta kormeeray goobaha lagu saxayo imtixaanka shahaadiga ah ee sanadkaan ...
Sanad walba xilligan oo kale waxaa magaalada Columbus Ohio ee dalkan Mareykanka lagu qabtaa xaflad loogu talo galay ardada dhamaysatay ...
Wafdi isugu jira Wasiiro iyo Saraakiil Ciidan oo uu hoggaaminayo Ku-xigeenka Ra'isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Jeneraal Axmed Maxamed Buraale, Taliyaha Qeybta 12 Abril oo ay hoostagayeen Ciidamada Xoogga Dalka ee ku sugan Deegaanka Laantabuuro ee gobalka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho