Madaxweynaha: “Mashruucan lagu ballaarinayo isbitaalka Sh. Zayed waa mid waxtar u leh shacabka Soomaaliyeed’’
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta dhagax dhigay qeybtii labaad ee dhismaha lagu ballaarinayo isbitaalka Sheekh ...















