Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheehk Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirka cusub ee Jamhuuriyadda ...
Allaha u naxariistee Xildhibaan Faadumo Axmed Nuur oo ka tirsaneyd baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku geeriyootay dalka India, ...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo ay wehliyaan kuwa dowladda goboleedka Jubbaland iyo AMISOM ayaa la wareegay deegaanka Cabdalla Biroole oo 50-KM ...
Wasiirka arrimaha dibadda iyo dhiirigelinta maalgashiga ee jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Cabdusalam Hadliye Cumar ayaa maanta kaga gudoomay xafiiskiisa ...
Maamulka iyo waxgaradka degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa dedaallo ugu jira sidii loo dejin lahaa xiisad ka dhalatay laba ...
Waxaa magaalada Cadaado ee xarunta ku meel gaarka maamulka Galmudug gaaray abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Cali Baashi Maxamed ...
Munaasabad loo qabtay arday ka qalin jabisay dusgiga xifdinta Qur’aanka kariimka ah ee Anas Bin Maalik oo ku yaala degmada ...
Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhisa dalka Pakistan marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzuumi ayaa kulan la yeelatay wasiirka waxbarashada dalkaas Muhammad Baligh-ur-Rehman, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho