Shirka Golaha Wasiirada: Abaaraha ka jira Gobollada dalka oo Lacag dheeraad ah loogu deeqay
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Wasiirka Caddaaladda C/laahi ...