Mas’uuliyiinta wasaarada waxbarashada. iyo Danjiraha China ee Soomaaliya oo sii sagootiyay arday deeq waxbarasho ka heshay dalka China
Danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya iyo wasiiru dawlaha Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku sii Sagootiyay Arday ...
















