Madaxweynaha Koofur Galbeed oo gaaray Baydhabo-Sawirro
Waxaa maanta magaalada Baydhabo gaarey wafdi hordhac ah oo ka qeybgalidoona Shirka madasha qaran ee ka furmi doona magaalada Baydhabo ...
Waxaa maanta magaalada Baydhabo gaarey wafdi hordhac ah oo ka qeybgalidoona Shirka madasha qaran ee ka furmi doona magaalada Baydhabo ...
Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa kulan looga hadlayay horumarinta amniga la qaatay qaybaha kala duwan bulshada ...
Buugaan oo loogu magacdaray dhageysashada codadka oo laga diyaariyay Soomaali u badan haween oo ku nool Koonfur Afrika ayna ...
Macalim Soomaaliyeed ah oo tababare u ah gabadha heysata orodka 1,500-meter ee aduunka oo lagu magacaabo,Genzebe Dibaba, oo u dhalatay ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, ...
20-May Muqdisho....War-saxaafadeed Guddigii ay dowladdu u saartay baarintaanka Raashiin lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, ayaa maanta soo bandhigay ...
Xuska maalinta Qaxootiga adduunka oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda iyo ...
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, Maxamed Xaashi Cabdi ayaa ku qaabilay xafiiskiisa madaxtoyada, madax ka socota hay’adaha UN kuwaasi ...
Qaraamada midoobay ayaa shaca ka qaaday in dadka qaxootiyada ah ee ka barakacay dagaalada ay tiradooda sare u kacday, iyadoo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho