Meleteriga Ciraaq oo la wareegay magaalada Faluuja
Ciidamada Meleteriga dalka Ciraaq ayaa si buuxda ula wareegay magaalada Faluuja kaddib markii ay ka saareen maleeshiyaadka Daacish. Magaaladda Fallujah ...
Ciidamada Meleteriga dalka Ciraaq ayaa si buuxda ula wareegay magaalada Faluuja kaddib markii ay ka saareen maleeshiyaadka Daacish. Magaaladda Fallujah ...
Masuuliyiin ka tirsan wasaaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska oo booqanaya magaalada Kismaayo ayaa kulan xog wareysi ah la qaatay Suxufiyiinta ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari" iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay. ...
R/wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carteh iyo wafdi uu hogaaminayay oosafar shaqo ku jooga dalka Biljimka ayaa la kulmay ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, ...
Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa jidka u galay ciidamo ka tirsan kuwa xooga dalka Soomaaliya kuwaasi oo marayay inta ...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi waxaa ugu soo gaba gaboobay kulan howleed ku saabsan ...
Muqdisho, 17 June 2016 (Villa Somalia)----Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho