Muqdisho: Howlgallo lagu soo qab qabtay tiro ka mid ah Al-Shabaab
Howlgalkan oo si wadajir ah u fulinayeen ciidamada Hay'adda Nabadsugidda, Booliska iyo Asluubta Soomaaliyeed iyo Booliska AMISOM ayay ciidamadu ka ...
Howlgalkan oo si wadajir ah u fulinayeen ciidamada Hay'adda Nabadsugidda, Booliska iyo Asluubta Soomaaliyeed iyo Booliska AMISOM ayay ciidamadu ka ...
Kusimaha Madahaweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ahana Wasiirka Beeraha iyo Waraabka ayaa maanta ka qeybgalay munaasad ay ku qalinjibinayeen 320 ...
Mogadishu, 18 June 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...
Muqdishu, 15-17 June, 2016: Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Jamhuriyadda Federaalka Soomaalia Mudane Maxamed Cumar Carteh iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa safar ...
War ka soo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika, ayaa lagu sheegay in kooxda Shabaab ay markan ku dhowdahay burbur ...
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 18-June-2016 xafiiskiisa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socdey xarunta Bangiga adduunka ...
Ciidamada Meleteriga dalka Ciraaq ayaa si buuxda ula wareegay magaalada Faluuja kaddib markii ay ka saareen maleeshiyaadka Daacish. Magaaladda Fallujah ...
Masuuliyiin ka tirsan wasaaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska oo booqanaya magaalada Kismaayo ayaa kulan xog wareysi ah la qaatay Suxufiyiinta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho