Wasiirka Boostada Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Jabuuti
Wasiirka wasaaradda Boostada Mudane Maxamed Jaamac Mursal (Geelle) oo uu waheliyo agaasimaha Guud ee wasaaradda Mudane Axmed Xaaji Cabdi ayaa ...
Wasiirka wasaaradda Boostada Mudane Maxamed Jaamac Mursal (Geelle) oo uu waheliyo agaasimaha Guud ee wasaaradda Mudane Axmed Xaaji Cabdi ayaa ...
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyey geerida howl wadeen ka tirsan shaqaallaha xarunta Golaha Shacabka oo fiidnimadii caawa ay ...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta lagu wareejiyay deeq loogu talagalay in lagu afuray maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee ...
Ugaas Cismaan Ugaas Cilmi Ugaas Cumar oo ka mid ah duubabka ugu magaca ee ka soo jeeda gobolka Hiiraan iyo ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirrada dalalka carabta u fadhiya magaalada Muqdisho. ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirrada dalalka carabta u fadhiya ...
Feeryahankii caanka ahaa ee Maxamed Cali Kalaay marar badanna ku guuleystay ciyaarta Feerka ayaa u geeriyooday. Xanuun soo wajahay. Waxa ...
Wasiirka arrimaha dibadda Britain Phillip Hammond iyo Madaxweynaha Kenya ayaa ka wadahadlay ammaanka iyo xaaladda Dalka Soomaaliya, kadib markii ay kulan ...
Wafdi balaadhan uu hoggaminayo, Ra’isal wasaare kuxigeenka Dawlada Federalka Soomaliyeed, ayaa ka qayb-galay, kalfadhigii 19aad ee Gollaha caalamiga ee Bahwaynta ...
Shir looga doodayo Hindise sharciyeedka Mabaadi'da Jinsiga ayaa maanta Baydhabo uga furtay Haween ka kala socday Gobollada iyo Degmooyinka maamulka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho