Muslimiinta Nigeria oo soo dhaweeyay in niqaabka loo ogolaaday gabdhaha
Ururka u dooda xuquuqda muslimiinta dalka Nigeria ayaa soo dhaweeyay go’aanka maxkamadda sare ay ku joojisay xanibaadii gabdhaha muslimka ah ...
Ururka u dooda xuquuqda muslimiinta dalka Nigeria ayaa soo dhaweeyay go’aanka maxkamadda sare ay ku joojisay xanibaadii gabdhaha muslimka ah ...
Sadex iskuul iyo isbitaal oo ay Soomaaliya ku la haayeen hey'adda Nile Academy oo lala xiriiriyay ururka dowladda Turkiga ay ...
Shirka madaxda wadamada Carabta ayaa maanta ka furmaya dalka Mauritania, iyadoo arrimaha looga hadlayo ay ka mid tahay xaaladda Soomaaliya. ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Muqdisho, (Villa Somalia):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ...
Xafladan oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu daah-furayay ololaha talaalka cudurada sambabka ee ku dhaca Ariga oo ay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed, ...
Xoghayaha guud ee ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimu oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo ...
Wasiirka Isgaarsiinta Xukuumadda Yeman, Muraad Al-Xaalimi, ayaa shaaca ka qaday in maalinta Talaadada ah ee soo socota uu Garoonka Caalamiga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho