Taliyaha ciidanka Asluubta oo shir uga qeybgalaya dalka Zambia+Sawirro
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya S/Gaas Bashiir Mohamed Jamacayaa magaalada Livinstone ee dalka Zambia uga qeyb galaya shirka 2-di Sanaba Mar ...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya S/Gaas Bashiir Mohamed Jamacayaa magaalada Livinstone ee dalka Zambia uga qeyb galaya shirka 2-di Sanaba Mar ...
Muqdisho, 19 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ...
Golaha ammaanka ee qaramada midoobay oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane ...
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’ysulwasaaraha xukuumadda Cumar C/rashiid Cali ayaa maanta hor tagaya golaha Baarlamanka ...
Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya C/raxamaan Maxamed Xuseen Odawaa oo kusugan Magalada Jowhar ayaa Kulamo Kala Duwan Laqaatay ...
Kulanka ay magaalada Jowhar ku qaateen duubabka dhaqanka gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe,culimada iyo aqoonyahanka ayay kaga hadleen dagaaladi beeleedkii ...
Kulankan lagu soo bandhigay golaha adeega garsoorka ee dowlad goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya oo lagu qabtay degmada Afgooye ee gobolka ...
Shirka ayaa looga wada hadlayay dhibaatada biya la’aanta ka jirta wadamada qaar iyo caafimaad darada ay leedahay biyaha wasakheysan. Wasiirka ...
Kulanka golaha shacabka oo maanta lagu wado in ay ku yeeshaan magaalada Muqdisho, ayaa waxaa la horgeynaya sharciga suurtagelinta doorashooyinka ...
War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo la soo gaarsiiyay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee SONNA, ayaa lagu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho