Daawo Sawirrada Tahriibayaal laga soo badbaadiyay Badda cas
Dad tahriibayaal ah oo saarnaa dooni ka baxday xeebaha gobolka Bari kuna sii jeedday dalka Yemen ayaa markab dagaal oo ...
Dad tahriibayaal ah oo saarnaa dooni ka baxday xeebaha gobolka Bari kuna sii jeedday dalka Yemen ayaa markab dagaal oo ...
Madaxweynaha maamul-goboleedka Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis-ababa ee xarunta dalka Itoobiya. C/kariin Xuseen ...
Kulan ay ka qeybgaleen Duubabka Dhaqanka gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe, gudiga fududeeynta shirka Maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha ...
Hananka geedi socodka doorashooyinka sanadkaan 2016 ka la filayo in ay Soomaaliya ka dhacdo ayaa lagu go’amiyey shir heer Qaranka ...
Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa midowga afrika ee Amisom ayaa goor dhow la wareegay deegaano iyo tuulooyin ka tirsan ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...
Maxkamadda sare ee ciidanka qalabka ayaa maanta xukun dil ah ku riday shan qof oo afar ka mid ah ay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa rajo ka muujiyay in Xukuumadda ay ku guuleysaneyso dhismaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho