Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Muqdisho, (Villa Somalia):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ...
Xafladan oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu daah-furayay ololaha talaalka cudurada sambabka ee ku dhaca Ariga oo ay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed, ...
Xoghayaha guud ee ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimu oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo ...
Wasiirka Isgaarsiinta Xukuumadda Yeman, Muraad Al-Xaalimi, ayaa shaaca ka qaday in maalinta Talaadada ah ee soo socota uu Garoonka Caalamiga ...
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu ka midyahay ...
Wasiiru dawlaha Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta howlo shaqo u tegey magaalada Baydhabo ee xarunta ...
Wasiirka wasaarada Difaaca Soomaaliya mudane C/qaadir Sheakh Cali Diini oo maalmahanba ku sugnaa degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa kormeeray ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho