Shir looga hadlayay Nabadeynta Beelaha Gobalka Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo
Shirkaan oo looga hadlayay Nabadda Beelo wada daga Galbeedka Gobolka Mudug ayaa maanta waxaa Gaalkacyo ka daahfuray Wasiirada Arrimaha dibadda ...
Shirkaan oo looga hadlayay Nabadda Beelo wada daga Galbeedka Gobolka Mudug ayaa maanta waxaa Gaalkacyo ka daahfuray Wasiirada Arrimaha dibadda ...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo kulan kula qaatay magaalada Muqdisho, Kaaliyaha Xoghayaha Guud ...
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Marwo Safiyo Xasan Maxamed oo weli wada dadaalada looga hortegi lahaa saameynta roobabka xilliga ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Urur ...
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka,Marwo Safiya Xasan Maxamed ayaa kulan gaar ah la qaadatay Madaxa Bisha Cas Turkiga ee ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa maanta xaflad sagootin ah ugu sameeyayay xarunta Taliska Ciidanka Booliska ...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hay’adda UNDP ...
Horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta ee isku soo dhiibaya dowladda ayaa mudddooyinkii u dambeeyay aad u soo kordhayey, kadib ...
Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Axad ah bilaabeysa dhageysiga dacwad loo heysto Sayid-Cali Macalin Daa’uud oo Maxkamadda Gobolka ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta gelinkii dambe xafiiskiisa Villa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho