Fanaanada Marwo Cabdi oo caawa ku geeriyootay Muqdisho
Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyootay fanaanada Marwo Cabdi Axmed oo kamid aheyd fanaaniinta hobalada qaranka ee ...
Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyootay fanaanada Marwo Cabdi Axmed oo kamid aheyd fanaaniinta hobalada qaranka ee ...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Talyaaniga ayaa hambalyo ku aaddan xuska sanadguurada aasaaska ciidanka xoogga dalka u dirtay dhammaan saraakiisha iyo ...
Ciimada xoogga dalka Qeybtooda 21-aad ee ku sugan magaalada Cadaado ayaa maanta waxa ay dhinacooda sameeyeen munaasabad ay ku waynaynayaan ...
Munaasabadan loogu dabaal degayay 56 guuradii ka soo wareegtay markii dhidibada loo aasay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku beegan ...
Dhismaha wakaalada Hindisaha Soomaaliyeed oo dib u dhis ay ku sameysay Wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warmurtiyeedka ka soo baxay shirka madashad wadatashiga Qaranka oo la soo gabo ...
Shirka madashad wadatashiga Qaranka oo la soo gabo gabeeyay ayaa la isku raacay in la dhiso labo guddi doorasho oo ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbinaya sida gobollada dalka looga xusayo sanad guurada 56aad ee ka soo wareegtay ...
Munaasabado lagu xusayo maalinta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku beegan 12-ka April ayaa maanta ka socoto magaalada Muqdisho iyo qaar ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho