Gudoomiye Guudlaawe oo sheegay in amniga Jowhar la adkeeyay, madaama lagu qaban doono shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe.
Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhexe Cali Guudlawe Xuseen ayaa sheegay in maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe, saraakiisha ciidamada xooga iyo AMISOM ay ...
















