Maalinta Nabadda iyo isboortiga oo si weyn looga xusay Soomaaliya-Sawirro
Waxa magaalada muqdisho lagu qabtay xuska maalinta caalamiga ah ee u adeegsiga isboortig horumarka,nabadda iyo maalinta ciyaartoyda Soomaaliyeed. Munaasabadan oo ka dhacday garoonka Banaadir ee magaalada ...
















