R/wasaare ku xigeenka oo ka qeybgalay shirka golaha caalamiga ah ee ka hortagga khatarta baddaha Soomaaliya+Sawirro
Wafdi balaadhan uu hoggaminayo, Ra’isal wasaare kuxigeenka Dawlada Federalka Soomaliyeed, ayaa ka qayb-galay, kalfadhigii 19aad ee Gollaha caalamiga ee Bahwaynta ...
















