Daawo Sawirada : Tartan Qur`aan Akhris ah oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kismaayo.
Kismaanyo (SONNA) :-Magaalada Kismaayo ayaa lagu soo gabagabeeyay Tartan Qur,anka Kariimka ah kaas oo uu maalgalinayay Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland Axmed maxamed Islaam ...
















