Al-Shabaab oo dad rayid ah ku dhishay deegaanka Buurgaabo
Wararka ka imaanaya gobolada Jubada Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada Al Shabaab ay dileen ugu yaraan saddex qof oo rayid ...
Wararka ka imaanaya gobolada Jubada Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada Al Shabaab ay dileen ugu yaraan saddex qof oo rayid ...
Agaasimaha wakalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo Maanta Booqday Xarunta ay wakaalada Wararka Shiinaha ee Shinwa ay ku leedahay Magaalada Nairobi. Agaasimaha ...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee Radio Muqdisho iyo SNTV ayadoo todobaadkan uu barnaamijka ...
Dagaalo kale oo goos-goos ah ayaa lagu soo waramayaa in maanta mar kale ay ka dheceen deegaannada gobolka Nugaal halkaas ...
Dowladda Soomaaliya ayaa laba diyaarad oo saanad ciidan u dirtay maamulka Puntland si loogu dabar jaro Firxadka argagaxisada ee ...
Maamulka Gobalka Banaadir ayaa Caawa Aqalka Dowladda Hoose Ee Xamar Xaflad Casha Sharaf ah oo lagu Sogootinayay Ka Qeybgalayaasha Dood ...
Madaxweynaha Mamulka Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu kulamo la qaadan doonaa madaxda ugu sarraysa dalkaasi isagoo ...
Xaalada Deganaasho ayaa lagu soo waramayaa in ay ka jirto deegaanka Suuj eek a tirsan Gobolka Nugaal oo maalmihii dambe ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho