Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geeridii marxuum Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle
Muqdisho, 9 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo shacabkii ...
Muqdisho, 9 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo shacabkii ...
Muqdisho, 9 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra'iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma'arke, ...
Qaar kamid ah saraakiisha iyo askarta ka tirsan qeybta 12 April ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo qabay xanuuno iyo ...
Wasaarada Cadaalada Xukuumada Faderaalka Soomaaliya ayaa Soo bandhigtay Fursad Shaqo ka banaan, Halkaan Ka Akhriso, MINISTRY OF JUSTICE GENDER SPECIALIST ...
Dowladda Turkiga ayaa Soomaaliya u soo dirtay 11,000 oo ton oo ah raashiin gargaar ah maalintii Axadda sida laga soo ...
Inta la ogyahay 5-ruux ayaa ku geeriyootay qarax loo adeegsaday gaari oo ka dhacay degmada Shangaani ee gobalka Banaadir. Afhayeenka ...
Inta la ogyahay 3-ruux ayaa ku geeriyootay Qarax loo adeegsaday Gaari oo ka dhacay degmada Shangaani ee gobalka Banaadir. Dadka ...
Wasiirka Kallumeisga iyo Kheyradka badda Mudnae Maxamed Cumar Caymooy ayaa sheegay in ujeedka kormeerkoodu uu la xiriiro sidii Hay’adda FAO ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa guddi xaqiiqo raadin ah u magacaabay eedo loo jeediyay hay’addaha ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho