Xabad joojin ka dhaqan gashay dalka Siiriya
Dalka Siiriya waxaa si rasmi ah uga ka dhaqangalay xabbad joojin ku meel gaar ah, taasoo bilaabatay xalay saqdii dhexe, iyadoo ...
Dalka Siiriya waxaa si rasmi ah uga ka dhaqangalay xabbad joojin ku meel gaar ah, taasoo bilaabatay xalay saqdii dhexe, iyadoo ...
Djibouti:, 27 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ee Soomaaliya aaney ...
Askartii xalay ku dhimatay weerarkii maleeshiyada Al-Shabaab ay ka geysteen Muqdisho ayaa maanta loo sameeyay aas Qaran oo ay ka ...
22 qof oo isugu jira rag iyo dumar, isla markaana qaba dhaawacyo fudud iyo kuwa culus ayaa la geeyay isbitaalka ...
Wasiirada Arrimaha dibadda ee dalalka ka jooga ciidamadooda Soomaaliya ayaa maanta shir uga furmay dalka Jabuuti, kaasi oo looga hadlayo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta madaxtooyada Jabuuti kula kulmay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa cambaareeyey Qaraxii Argagixiso ee xalay ka dhacay Taalada SYL. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay ardayda Soomaalida ee wax ka barta magaalada Bursa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho