Mas’uuliyiinta dowladda oo kulan la yeelanaya golaha ammaanka ee maanta soo gaaray Muqdisho-Sawirro
Golaha ammaanka ee qaramada midoobay oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane ...
















