Madaxweynaha Koonfur galbeed oo furay waddo laami ah oo laga hirgeliyay Baydhabo
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa xariga ka jaray waddo Laami ah oo marta magaalada Baydhabo, taasi ...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa xariga ka jaray waddo Laami ah oo marta magaalada Baydhabo, taasi ...
Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha bulshada ee Gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali ayaa sheegay in uu jiro horumar dhinacyo badan oo ...
Ifraax Macalin Axmed waa gabar Soomaliyed oo da’a yar ah waxeyna u olaleysa arrimaha beni’aadanimada sida wacyi gelinta ka hortaga ...
Munaasabadan Xiritaanka tababarkani ku saabsanaa la qabsiga is-badalka Cimilada ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka Caafimaadka Xukuumada Soomaaliya iyo wasiiru ...
Mogadishu, 13 February 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu bilaabay qorshe wax looga qabanayo ammaanka isaga oo kaashanaya Hay’adaha nabedgalyada iyo dadka ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...
Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay xaaladda dadka ku barakacay gudaha, Soomaaliya, iyada oo ku baaqday in la helo hab ...
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM ayaa xalay kala wareegay maleeshiyada Al Shabab deegaanka Buur-weyn ee hoostaga degmada Buula burde ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho