Olole nadaafadeed oo xilliyada habeenkii ah ka bilowday magaalada Boosaaso
Magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa laga bilaabay olole nadaafadeed oo xilliyada habeenkii ah, kaasi oo looga gol’leeyahay ...
Magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa laga bilaabay olole nadaafadeed oo xilliyada habeenkii ah, kaasi oo looga gol’leeyahay ...
Qoraayaal Soomaaliyeed ayaa magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa ay ku soo bandhigeen buugaag kala duwan oo ay ku qoreen ...
Muqdisho. Febraayo. 07,2016- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad jeediyey fadhi aan caadi ahayn ee ...
Ardayda Soomaaliyeed ee ku nool dalka South Africa ayaa deeq kutubo Quraan ah u qeybiyay dugsiyada laga barto Quraanka Kariimka ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa maanta xafiiska ku qaabilay kaaliyaha xoghayaha guud ee ...
Dowladda Tuunisiya ayaa wadda qorshe ay derbi uga dhiseyso xadka ay la wadaagto dalka Liibiya iyadoo sheegtay in ay dhimaystirtay ...
Maalintii 3-aad ayaa wafdi uu hogaaminayo madaxwaynaha dawlad goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed waxa ay ku suganyihiin magaalada Hobyo ee ...
Guddoomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcale ayaa maantay shir guddoomiyey kulan looga hadlayey xaaladaha ammaanka ...
Munaasabadda daahfurka siyaasadda arrimaha dibedda Soomaaliya oo maanta lagu qabtay xarunta Madaxtooyada ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xubno ka tirsan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho