Baarlamaanka oo meel mariyay sharciga saxaafadda
Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay hindise sharciyeedka saxaafadda Qaranka, kadib kulan ay isugu yimaadeen xarunta golaha ...
Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay hindise sharciyeedka saxaafadda Qaranka, kadib kulan ay isugu yimaadeen xarunta golaha ...
Wasiirka Shaqada iyo arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Muuddeey ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, kadib ...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) iyo ...
Cidamada ammaanka ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa bilaabay howlgallo ay kula dagaallamayaan dadka xaalufiya dhirta, iyadoo saacadihii ugu dambeeyay howlgallo ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada Wararka ee ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga ...
Ururka dhaqdhaqaaqa Iskaashatada Soomaaliyeed ayaa sheegay in horaanta sanadka cusub uu hirgelinayo isbitaal loogu adeego Iskaashada iyo Bulshada kuwooda danta ...
Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in doorkiisa uu ka qaadan doono Maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, isaga ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho