Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
WARKA DUHUR -15-03-2016
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegta in la adkeeyay ammaanka Dekadaha muhiimka ah ee Dalka si looga fogaado in kooxaha Argagixisada ee ...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray dalka Talyaaniga, halkaasi oo ay ku ...
Wasiiru dowlaha cusub ee Wasaaradda Tamarta iyo biyaha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sahra Cabdulqaadir Cabdiraxmaan ayaa maanta loo dhaariyey ...
Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madax howlgalka AMISOM Danjire Francisco Caetano Jose Madeira ayaa shir jaraa’id oo uu ku ...
Kulankan wada tashiga ah ee looga hadlayay hanaanka loo marayo dhisidda dowladaha Hoose iyo la xisaabtanka hay’adaha heer maamul oo ...
Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee degmada Jalalaqsi Abuukar Maxamed Cali ayaa sheegay in degmada iyo deegaannada kale ee ku xeeran ...
Maamulka Baledweyn ayaa sheegay in biyo la’aanta Wabiga Shabeelle ay saameysay shacabka degmada iyo wax soo saarka dallaga beeraha iyada ...
Hoos u dhac dhinaca adeega Caafimaadka ayaa ka jira degmada Bardaale ee gobolka Bay. iyada oo Maamulka degmada uu baaq ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho