Fadhiga Labaad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo warbixin lagaga dhageystay Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka socda ...
















