Wasiir Ku Xigeenka Beeraha Dalka Oo Deeq Raashin Ah Gaarsiiyay Qoysaskii Ka Soo Cararay Yemen “Sawirro”
Dadka ka soo qaxay dagaalada dalka Yemen ee deegaanka ka dhigtay safaaradda dowladda Yemen ay ku leedahay magaalada Muqdisho oo ...
Dadka ka soo qaxay dagaalada dalka Yemen ee deegaanka ka dhigtay safaaradda dowladda Yemen ay ku leedahay magaalada Muqdisho oo ...
Ciidamada Ammaanka Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa maanta gacanta ku dhigay Sadax nin oo Ajaanib ah kuwaas oo ka barbar dagaalamayay ...
Hey'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa saakay FashiliSay qaraxyo Argagixisadu ay damacsanaayeen in ay ku dhibaateeyaan Shacabka ku ...
Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa ka socda Qorshayaal lagu Dhameystirayo Shirka Maamul U sameynta Dadka Dega Gobollada ...
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Mudane Yusuf Ahmed Hagar "Dabageed" ayaa Maanta tababar u furay suxufiyiin ka kala socotay gobolada Hiiraan iyo ...
Sida ay qortay Wakaaladda Xinwa, Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in adduun lacageed oo gaaraya 10 Milyan oo dollar ay ku ...
Toddobo Qof Soomaali ah oo laga soo qabtay gacanka cadmeed ayaa kasoo muuqday Maxkamad ku taalla Dalka Faransiiska, iyaga oo ...
Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo maalinti labaad booqasho ku jooga magaalada Baydhabo ayaa maanta kormeeray ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa hambalyo u diray ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda si rasmi ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho