Wasiirada Galmudug oo ansixiyay qodobo muhiim ah-Sawirro
Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee magaalada Cadaado waxaa caawa ka dhacay shirkii caadiga ahaa ee Khamiis walba yeelan jireen Golaha Wasiirada ...
Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee magaalada Cadaado waxaa caawa ka dhacay shirkii caadiga ahaa ee Khamiis walba yeelan jireen Golaha Wasiirada ...
https://youtu.be/mMqeWjU56r8
Musharax Ibraahim Xabeeb Nuur oo isu soo sharaxay xilka madaxweynaha maamulka gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhaxe ayaa maanta gaaray Magaalada ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo uu wehliyo ku xigeenkiisa Koobaad iyo Ra'isulwasaaraha Xukuumadda ...
Shir ay isugu yimaadeen Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudiga Mudane Daahir Maxamud Geelle iyo Wasiirka Beeraha ee dalka Boqortooyada ...
Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa meel mariyay ku talagalka Miisanaiyadda Qaranka ee sanadka 2016-ka kaddib kulan ay mudanayaashu maanta ku yeesheen ...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgalay kulan xarunta wasaaradda difaaca ee Soomaaliya ay ku yeesheen ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho