Madaxweynaha iyo wafdi la socday oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmihii dambe ku sugnaa magaalada ...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmihii dambe ku sugnaa magaalada ...
Afhayeenka maamulka gobolka banaadir Cabdifitaax Cumar Xalane oo Waraysi siiyay Radio Muqdisho ayaa Shacabka Soomaaliyeed ka codsaday inay la shaqeeyaan ...
Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Key oo waraysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho, ayaa ...
War goordhow naga soo gaaray dalka Kuwait ayaa xaqiijinaya Geerida Xubin ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka dalkaas. Warkan oo lagu ...
Howlgal ay maanta qaadeen Ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo warramayaa in la Gula wareegay deegaanno ku ...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa sheegay in Wasaaraddu ay waddo Qorshayaal shaqo lagu siinayo shaqaalaha Dowladda iyo ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo wali ku sugan Magaalada Baladweyn gobolka Hiiraan, ayaa wada kulamo wada tashiyo ah uu la ...
Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif oo waraysi siiyay Radio Muqdisho Codka jamhuuriyadda ayaa ka hadlay ahmiyadda ay leedahay maanta oo ...
Kooxdaan la baxday Xidigaha Soomaaliya oo xaruntoodu tahay Magaalada Muqdisho ayaa Caawa waraysi aanu la yeelanay waxa ay kaga haddlayaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho