Madaxweynaha: “Ciidanka Booliska waxa uu tusaale u yahay dib u soo kabashada Soomaaliya’’ SAWIRRO
Muqdisho, 20 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray dhammaan Ciidammada Booliska Soomaaliyeed ...
















