Golaha Wasiirrada Galmudug oo isku raacay dhaqan-galinta qodobadii lagula dagaalamayay Isbaarooyinka “Dhageyso+Sawirro”
Xarunta Madaxtooyada magaalada Cadaado waxaa maanta ka dhacay shirkii caadiga ahaa ee Khamiis walba yeelan jireen Golaha Wasiirada dowlad goboleedka ...
















