Ra’iisul Wasaare Cumar oo Muqdisho ku qaabiley Wasiirka Ciidamada ee UK “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Ciidamadda ee Ingiriiska Penny ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Ciidamadda ee Ingiriiska Penny ...
Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta ka qayb-galay xaflad lagu xusayay sanad guuradii 56aad ee ka ...
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ayaa akhrinta labaad marin doono hindise sharciyeedka xanaanada xoolaha ...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in hindise Sharciyeedka Axsaabta Siyaadada ay dhawan ansixiyeen Golaha Wasiiradda lana horgeynayo ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan barlamaanka la horgeynayo Qodobada Dastuurka ku jira ee dib u eegista ay ku sameeyeen ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka qeybgalaya shirka arrimaha amniga caalamka ee Munich Security Conference (msc2016), ...
Kulan oo ay ka soo qayb galeen xubno uu ka mid yahay madaxweynaha Galmudug xildhibaano, wasiirro ka tirsan maamulkaasi, madax ...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa galabta yeeshay kulan gaar ah, waxaana shir guddoominayay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho