Taliyaha Boliiska Soomaaliyed oo la kulmay Taliyaha iyo Abaanduulaha Ciidamada Carabinieri Talyaaniga “Sawirro”
Taliyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed Gen Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa gelinkii la kulmay Taliyaha ciidanka Carabinieri Talyaaniga Gen. Tullio ...














