Kulanka Xildhibaanadda Ee Maanta Oo Mar Kale Su’aallo Lagu Weydiinayo Ra’isul Wasaaraha
Xildhibaanada Golaha Shacabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii caadiga ahaa ee maanta mar kale su’aallo ku weydiinaya Ra’isul Wasaaraha ...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii caadiga ahaa ee maanta mar kale su’aallo ku weydiinaya Ra’isul Wasaaraha ...
Munaasabad ka dhacday Xarunta Ciidanka Amisom ee Soomaaliya ayaa wasiira amniga Gudaha Mudane Cabdirasaaq Cumar Maxamed waxa uu Midowga Yurub ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa lagu wadaa in maanta ay xukunto eedeysane Xasan Xanafi Xaaji oo loo heysto shirqoolka ...
Kulanka Baarlamaanka ee maanta oo soo bilowday saakay ayaa goor dhow oo maqribnimadani ah soo gaba gaboobay, kaasi oo ay ...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo ay Weheliyaan Wasiiro Ka tirsan Xukuumadda iyo Saraakiisha Laamaha amniga Dalka ayaa Maanta Hortagay Mudanayaasha ...
Shirka Wasiirada Arrimaha Gudaha ee dalalka Jaamacadda Carabta ayaa goor dhow oo maanta oo Arbaco ah ka furmay Magaalada Tunis ...
Wasiirka Warfaafinta dowlad goboleedka Galmudug Max’uud aadan Cusmaan Masagawaay oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ay maqleen dagaalada ...
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusa-marreeb ee xarunta Gobolka galgaduud ayaa sheegaya in xaaladdu ay dagan tahay kaddib dagaal dhexmaray ciidamo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho