Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Munaasabadan oo lagu soo bandhigayay daraasad laga soo diyaariyay saameynta uu is bedelka cimilada ku yeeshay deegaanka Soomaaliya ayaa maanta ...
Muqdisho, 2 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diiran u soo dhoweeyay heshiiskii nabadeed ...
Muqdisho, December 2, 2015 – Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka waxa ay soo dhaweyneysaa heshiiskii taariikhiga ah ee maanta lagu ...
Muqdisho, 2 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii iyo Baarlamanka ...
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo daaqa ee Dowladda Soomaaliya,Mudane Siciid Xuseen Ciid oo maalmahaanba booqasho shaqo joogay Magaalada Khartoum ee ...
Suldaanka Saldanada Cumaan Suldaan Qaabuus Bin Siciid ayaa waraaqahii aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya ee Cumaan Danjire Cabdirisaaq Faarax ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho