Duqa Muqdisho oo sheegay in la baari doono sababta isku soo beegtay dabka isbitaalada Madiina iyo Banaadir
Isbitaalada Banaadir iyo Madiino ayuu kormeeray gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale, kuwaas oo habeenimadii ...
















